Qarax xoogan ayaa goor dhaw laga Maqlay Magaalada Muqdisho,agagaarka Xeebta Liido waxana la soo sheegaya in khasaaro uu geystay.
Weerar toos ah ayaa lagu qaaday Baarka Beach View Ee Magaalada Muqdisho waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 5 ruux oo uu ku jiro Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu.