Wararka ka imaanaya xaafada Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ugu yaraan seddex ruux ay ku dhaawacmen qarax gaari oo ka dhacay banaanka hore Masjid ku yaala xaafadasi.
Dadka deegaanka waxa ay sheegayan in gaariga uu ku qarxay banaanka Masjidka Sheekh cabdi ee xaafada Cali Kamiin.