Kooxo ku hubeysnaa bustoolada ayaa Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari waxa ay goordhow ku dileyn Mareeye ku xigeenkii Shirkada Isgaarsiinta Golis ee ka howlgasha deegaanada Puntland.
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdulaahi Cali Cumar,ayaa la shegay in dadkii ka dambeeyey dilkiisa ay goobta ka baxsadeen.
Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ayaa gaarey goobta uu dilka ka dhacay,iyaga oo halkaasi baaritano ka wada.
Wararka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com