Ganacsade magaciisa lagu sheegay Cismaan Axmed Tiireey ayaa maqribki caawa kooxo bistooaldo wadata ku toogatay afaafka masaajidka Dabaqeynka ee degmada Hurwaa xili uu ka soo baxayey salaada Maqrib.
Ganacsadahan ayaa ka mid ahah saasayaasha shirkada Isbuunyada Shaakir oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee dalka.
Warar ay Radio Dalsan heshay ayaa sheegaya sidoo kale inuu gaacsaduhu ka mid ahaa ganacsatada maalgashatay deegaanka cusub ee Daara-Salaam
Ciidamada NISA oo goobtay gaaray toogashada kadib aya u xiray dhawr qof .
Dilalka ganacsatada ayaa soo badanyey maalmahan magaalada Muqdisho taasoo salka ku hyena amaanka oo faraha ka sii baxayey waayadi u dambeysay