Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay Liis ka kooban 11 Hogaamiye oo ay ku jiraan Hogaamiyaha Al Shabab Abu Cubeyda iyo Ku Xigeenkiisa Mahad Karatay.
Lacag dhan 1.3 Milyan oo Dollarka Mareekanka ayaa la duldhigay Dhamaan Hogaamiyeyaashasi.
Hogaamiyaha Al Shabab Abu Cubeyda 250 kun oo dollar
ku Xigeenkiisa Mahad Karatay waxa la duldhigay 150 kun
Hoogamiye dhinaca Militiriga Al Shabab ka tirsan oo Lagu Magacaabo Daud waxa la duldhigay Lacag dhan 100 kun
Cali Dheere 100 Kun,Maxamed Kano Dulyaden oo ka dambeeyay Weerarkii Jaamacadda Garissa Yaasin Kilwe oo ah Hogaamiyaha Al Shababta Puntland waxa la duldhigay Midkasta oo kamid ah 100 Kun.