Diyaarada dagaal oo looga shakisan yahay kuwa Mareykanka ayaa xalay weeraray xarun Al Shabab ay ku leeyihiin duleedka degmada Toratorow ee gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay ka qeyb qaten howlgalasi basle si rasmi ah looma xaqiijin karo.
Ila wareedyo kale ayaa sheegaya in u jeeda weerarka laga lahaa ay ahayd in la soo furto la heystayaal gacanta ugu jiray Al Shabab.
Foreign forces thought to be #US commandos with 2 helicopters attacked at #AlShabaab base outskirts of Toratoorow overnight. Residents say
— Mohamed Moalimuu (@MOALIMUU) May 10, 2016
BREAKING: Suspected #US forces with 2 helicopters raided #Toratorow town, #AlShabaab militants thwarted the attack – Reports. #Somalia
— Live From Mogadishu (@Daudoo) May 10, 2016
Reports: #US Special forces with two helicopters raided Torotorow town in Lower Shabelle region controlled by #Alshabaab. #Somalia
— Mogadishu News (@MogadishuNews) May 10, 2016
BREAKING:Two US helicopters attacked Al Shabab base near Toratorow district in Southern Somalia overnight casualties reported more to follow
— Hussein Mohamed (@HussienM12) May 10, 2016