War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in kooxo hubeysan ay dilka geysteen Isgoyska Siinaay ee Magaladada Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay Wiil Dhalinyaro ah ku dileyn isgoyska Siinaay,isla markaana ay goobta ka baxsadeen.
Weli macada waxa uu ahaa Shaqsiga la dilay,balse waxaa meydkiisa la geeyey Isbitaalka Jaziira oo ku yaalla Isgoyska foloronsa.
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray Isgoyska Siinaay oo ah halka uu dilka ka dhacay,kuwaas oo iminka howlgal baaritaano ah ka wada.
Wararka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com