Wararka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka qarxay degmada Runigood ee gobolkasi.
Dagaalka ayaa bilawday kadib markii ay magaalada ku soo rogaal celiyen dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab oo shalay magaalada ay kala wareegen ciidamada dowlada.
Hub culus ayaa la isku adeegsanayaa sida wararka ay sheegayan,weli lama ogga khasaaraha dagaalka.