Wararka ay heleyo Dalsan ayaa sheegaya in la xiray ku dhawaad 5 qof oo la tuhmayo iney ka dambeeyaan jabsashadi xafiiska Hanti-Dhawrka Qaranka .
Dadka la xiray ayaa isugu jiray saraakiil ciidan iyo dad caadi iyadoo sido kalena suáalo la weydiyey xildhibaano la tuhunsanyahay sida aan xogta ku heleyno.
La soco magacyada dhawaan.