Goor Dhaw Waxa soo idlaatay Cod Bixinta Wareega Koowaad Ee Doorashadda madaxtinimadda Maamulka Galmudug.
Waxa imminka la tirinayaa Codadka Doorashadda Ee wareega Koowaad Waxana la doonayaa iney Seddex Musharax u soo gudban wareega Labaad haddii aan si toos ah loogu kala bixin Wareega Hore.