Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa magaaladaasi ay halkaasi ka baxeen.
Wariyaheena ayaa so sheegaya in u baxeen Dhinaca xadka Itoobiya .
Ciidamad Itoobiya ayaa horey uga baxay Ceebuur,
ka bixitaankooda magaalooyinka muhiimka Ah aya imaanaya xili madaxweyne Farmaajo uu iclaamiyey dagaal Alshabab ka dhan Ah .