Warbaahinta ku hadasha Magaca Al Shabab ayaa baahisay in Kooxda ay gacanta ku heyso Askar Uganda u dhalatay oo ka tirsan howlgalka AMISOM.
Askartan ayay Al Shabab sheegtay iney ku qabatay Weerarkii Toddobaadkii hore ay ku qaden Saldhiga AMISOM ee Janaale.