Kooxda Al Shabab ayaa saakay Dagaal xoogan kula Wareegtay Degmada  Raage Ceele Ee Gobolka Shabeeladda Dhexe.
Al Shabab ayaa degmada qabsatay kadib dagaal xoogan oo qaatay muddo ka badan Seddex saacadood.
Kooxda ayaa weerartay Degmadda marka saacadda ay ahayd 5 habeenimo Ee Xalay.
Ila Wareedyo la hadlay Telefishinka Universal ayaa sido kale xaqiijiyay in Kooxda ay qabsatay Degmada sida Teleshinkasi uu baahiyay.