Ciidamadda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Dagaal xoogan kula wareegay Magaaladda Dhuusamareeb.
Ciidamadda la wareegay Magaaladda Ee Ahlu Sunna ayaa Saakay Dagaal xoogan la galay Kuwa Dowladda Soomaaliya.
Magaaladda waxa imminka gacanta ku heysa Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca oo Magaaladda kala wareegtay 5 bilood kadib Dowladda Soomaaliya.