Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay iska soo dhex saaren gudi ka kooban 11-xubnood oo ka shaqeeya doorashada madaxweynaha.
Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka mida gudiga ayaa inoo sheegay in ay ka go’an tahay in madaxweyne ay doortaan.
Halkan Ka Dhageyso