Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Al Shabab ayaa Xalay Weerar Culus ku qaaday Saldhiga Ciidamadda Dowladda Ee Degmadda Wanlaweyn iyo Deegaano hoos yimaada Deegaankasi.
Wararka ka imaanaya Halkasi ayaa sheegaya in Xarakadda Al Shabab ay dhowr Saacadood la wareegeen Saldhiga oo ay isaga baxeen Markii dambe.
Waxa jira Warar kale oo sheegaya inuu jiro khasaaro badan lkn ma jiraan Ilo wareedyo xaqiijin kara khasaaraha Rasmiga ah.