Xaflad Weyn oo ay Dowladda Talyaaniga Gawaari Dagaal ugu Wareejisay Dowladda Federaalka Ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho.
Waxa ka qeybgaleen Munaasabadasi Saraakiisha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socday Militiriga Dalka Talyaaniga.
Dowladda Talyaaniga ayaa ku deeqay Gawaari Dagaal oo dhan 54 Gaari oo ah Nooca Waaweyn.