Waa Muuqaal kooban oo ka turjumaya sababtii keentay in dowladda Soomaaliya ay u yeerto Diblumaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Sudan.
Waraxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ay ka dambeysay arrinatas cabasho ka timid Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaasi Suudaan.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.