Weli waxaa rasaas laga maqlayaa hotelka weerarka lagu qaaday ee ku yaalla Magalada Nairobi ee dalka Kenya.
Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Kenya ayaa hareereeyay Hotelka,iyaga oo soo badbaadinaya dadka ku jira qeybta Hoose ee Hotelka.
Daawo Muuqaal laga soo duubay weerarka Magalada Nairobi