Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa ΓΒ Maanta Howlgalo Balaaran Ka Sameeyay qaar kamid ah Degmooyinka Muqdisho.
Degmooyinka Howlgalka laga sameeyay waxa kamid ah Degmadda Hodan Ee Muqdisho.
Dad badan ayay qab qabteen Ciidamadda,kuwaas oo baaritaano ay ku socdaan.
Ma Cadda Sababta Rasmiga Ee Ka Dambeysa Howlgalkan lkn Dowladda ayaa Mar Waliba ku sheegta Howlgalo Amni xaqiijin ah.