Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa Maanta soo furtay La heyste Kenyan ah oo lagu heystay Deegaano uu Maamulkasi ka taliyo tan iyo bishii November Ee Sanadkii 2014kii.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug ayaa VOA u sheegay in James Jumbo oo ah Nin Kenyan ah lagu heystay Deegaanka Xin-Libi ee gobolka Mudug.