Boliska magaallo-madaxda dalka Talyaaniga ee Rome ayaa bilaabay Hawlgal dheeri oo ka baxsan Hawlaha ay ku kala hagaan gaadiidka isku ciriiriya Waddooyinka magaalladaasi.
Video la soo dhigay Facebook ayaa waxaa laga arkayey Taraafikadda oo xayiray gaadiidka, si ay waddada u maraan boloboolo badan oo si nabad ah u marayey waddada ugu mashquulsan bartamaga magaalladda Rome.
Taraafikadda Rome Γ’β¬ΕThe Vigili UrbaniΓ’β¬Β ayaa gacan ku siinaya Bolanbooladda inay si nabad ah u maraan Waddooyinka saxmadda ah.
Hooyo Bolonboolo ah iyo 8 ilmo oo ay dhashay ayaa la arkayey iyagoo ka gudbayey waddada dul marta Webiga Tiber River ee magaalladda Rome.
Dad badan ayaa filim ka duubtay Bolonbooladda oo marba waddada dhinaca ugu tamashleynaysay.
Tan iyo markii sawirkii Bolonbooladda la soo dhigay Facebook, waxaa daawatay in ka badan 13,000 oo qof.
Ka Daawo LinkanΓΒ
http://www.thelocal.it/20150529/video-rome-traffic-police-help-ducks-cross-road
Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed