Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland M Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa magacabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.
Axmed Madobe ayaa soo saaray warqad uu ku magacaabay 7 xubnood oo uu shsegay inay ka shaqeyn doonaan doorashooyinka iyo xuduudaha.
Arrintaan ayaa loo arkaa mid sii kala fogeynaysa Dowladda dhexe ee federaalka iyo Axmed Madoobe oo markii horeba khilaaf xooggan ka dhexeeyay.