Wariye Mucaawiye Axmed Muudeey oo ah wariye madax banaan ayaa Radio Dalsan uga waramay weerar agu qaaday gaari qaadi lahaa caruus iyo caruusad xafladooda ay ka socotay degmada Waberi.
Muudeey oo goobta joogay aya sharxay sida ay wax u dhaceen iyo sida xaaladu isu badashay.