Beelahan oo kasoo kala jeeda Goboladda Mudug iyo Galguduud ayaa Maanta ku gaaray Magaaladda Dhuusamareeb Ee Gobolka Galguud Heshiis Ka kooban Dhowr qoddob.
Qoddobadii Maanta lagu heshiiyay Waxa kamid ahaa:
1. Ineysan jirin wax Colaad ah oo imminka ka dhex jirta Beelahasi.
2. In wixii shakhsiyaad kala tabanayaan loo xil saaro odayaasha iyo qoddobo kale.