Muqdisho(Radio Dalsan):- shaqsiga oo ay dileen kooxo ku hubesan bastoolado ayaa la sheegay in uu kamid ahaa dadka ku ganacsada aga-gaarkaรย xajiGaaboow ee dagmada Dharkiinley
waxaana goobta ka baxsaday durbadiiba kooxaha dilka geestay
Halkan Hoose Ka Dhasgeyso Codka Ku Saabsan Qaabka Uu Dilka U’dhacay