Muqdisho(Radio Dalsan):- Afhayeenka salaadiinta maamulka Soomaaliland Boqor Maxamed Jaamac oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in musuq-maasuq ee kataagantahay doorshada kabilaabatay Muqdisho ee lagu dooranayo xubnaha ka’imaanata Soomaaliland
Afhayeenka ayaa sheegay in sababta ay u’codsadeen in doorashada ay ka dhacdo xarunta xalane ee aheed in laga fogaado musuq-maasuq laakin uu sheegay waxa ay ka cararayeen in ay hada ka bilabatay doorshada isla mar ahaantaana laboobayo kurasta qaar ee xildhibaanada ka’imaanata deegaanada maamulka Soomaaliland
ugu danbeen afhayeen Maxamed Jaamac ayaa eeda dusha uga tuuray masuul ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwaas uu ku dhaliilay in ay iyaga qeyb ka yihiin Boobka Lagu Hayo kuraasta beelaha Dir-wuqooyi ay xaqa u’heleen
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Afhayen Salaadinta Soomaliland.