Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) daah-furay Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Degmada Biyo-Cadde.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax-dhiggay:
1. Xarunta Degmada
2. â Saldhigga Booliska
3. â Garoonka Kubbadda Cagta
4. â Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka
5. â Leyrarka cadceeda ku shaqeeyo
“Iskuulka aan ka hirgelinay degmada Biyo-Cadde waxaan rajeynaa inuu soo saari doono arday tayo leh.â€
Shalay ayuu ku dhawaaqay Madaxweynaha Hirshabeelle inay degmo tahay Biyo-Cadde kaddib markii uu kusoo gaaray safar shaqo.