Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Xawaadleey ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka.
Wasiir Daahir Guure ayaa guddoomiyaha cusub ee degmada Xawaadleey u magacaabay inuu noqdo Eng Ibrahin Bashlir Cumar, halka Muuse Maxamed Xasan laga dhigay Guddomiye ku-xigenka Amniga & Siyaasadda degmadaasi.
Sidoo kale Guddomiye ku-xigenka Arrimaha Bulshada degmada Xawaadleey ayaa loo magacaabay Maxamed Cali Idow, masΓ’β¬β’uuliyiinta loo magacaabay Maamulka degmada Xawaadleey ee Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa la faray inay waajibaadkooda gutaan.
Hoos ka Akhriso wareegtadaΓΒ