Laamaha ammaanka Muqdisho ayaa soo bandhigay Burcad ay sheegeen inay dhac ka gaysanayeen Xaaafado ka mid ah Mgaalada Caasimadda ah, kuwaasi oo Warbaahinta loo soo bandhigay.
Taliska Qeybta Guud ee Boliiska G/Banaadir gaar ahaaan Qeybta Bari ayaa howlgalo kala duwan ee ay fuliyeen 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxay ku soo qabteen burcad hubaysan.
Waxaana Boolisku ay sheegeen in kooxdaan ay soo bandhigeen in ay dhac u gaysan jiren dadka shacanka, sidoo kalena ay ku luglahaayen maandooriye iyo waxyaabo kale oo ammaa.ka lid ku ah.
Boolisku waxaa ay intaas ku dareen in Hay’adaha ku shaqda leh ay u gudbin doonaan burcadda ay soo qabteen..