Muqdisho cable oo ah xarun kulmisa Tv-yo badan inta badan ay daawadaan dadka Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Tv-ga Universal oo haray uga mid ahaa.
lama oga sababta arintaan ka dambeysa hasa yeshee waxa ay kusoo begmeysaa xili ay weli Muqdisho ku xiran yihin laba kamida shaqaalaha Tv-gaas.