Waxa goor dhaw loo doortay cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo Maanta lagu doortay Magaaladda Cadaado.
Waxa uu helay Xilkasi Codad gaaraya 48 cod halka Cabdullahi Macalin gaafow oo la tartamayay uu helay 36 Cod.
Codadka guud ee la doonayay waxa ay haayeen 80 Cod.