Isaga oo khudbad ka jeedinayay magaalada Qardho ee gobalka Bari ayuu Raâ€iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxa uu ka hadlay Awoodda Shacabka iyo sida ay muhiim u tahay in loogu gacan geliyo.
Waxa uu sheegay Xasan Cali Kheyre in ay soo labatay Rajadii umadda Soomaaliyeed waxana uu ka digay in la dhagaysto dadka dhahay Soomaaliya waa ay burburtay waana adagtay in ay soo laabato.
Hadalkaan ayuu Raâ€iisul Wasaaruhu waxa uu ka sheegay khudbad lagu soo dhaweynayay oo ka dhacday magaalada Qardho ee gobalka Bari isaga oo cadeyay in dadka reer qardho ay tusaale fiican u yihiin dowladnimada iyo dal jaceylka.
Halkaan K a Dhagayso Codka