Ra’isalwasaaraaha Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre oo khudbad ka jeedinayey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen dhalinyarada Jaamacada Bariga Africa  ee Magalaada Garoowe  ayaa ka  hadlay Arimo  badan oo  ay kamidyahiin  doorka dhalinyarada ee dib u habeeynta Dalka,Sida dhinacyada Amniga Dhaqaalaha iyo wadajirka umadda waxa uu sheegay in dhalinyaradu ay kaalin weyn kaga jiraan Wadanka.
Khudbadda Raâ€isul-Wasaaraha oo aad u dheereed waxa uu uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya iyo waxa la hiigsanayo Sanadaha soosocda oo uu sheegay Raâ€isul-Wasaarahu in ay dhalinyaradu muhiim u yihiin hour marinta Cadaladda iyo Amniga.
Xasan Cali Kheyrev ayaa geben-gebadii waxaa uu soo hadal qaaday Siyaasadda Dalka, Waxa uu cadeeyay in loo baahanyahay Siyaasad hufan oo kala saarta Awoodda Dowladda Fedraalka iyo Dowlad-Gobaleedyada.