Barnaamijka Todobaadlaha ee dooda Jimcaha Radio Dalsan ayaa todobadkan waxaan uga hadalnay heshiiskii 16-kii Bishaan ay Muqdisho ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.
Barnaamijka oo looga hadlo hadba qodobkii markaas taagan ayaa waxaa todobaadkaan ka qeyb galaya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo Maxamed Cali Xuseen oo falanqeeya Arrimaha Siyaasada ee geeska Afrika.
Barnaamijka waxaa soo saarey oo tebinaya Wariye Axmed Xuseen Cadow.