Wafdi balaaran uu hogaaminaayo wariiska arimaha gudaha iyo federaalka Xukkumadda soomaaliya C/raxmaan Odawaa ayaa lagu waramayaa inuu ku wajahan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
qabab-qaabada soo dhaweynta wasiirka arimaha guda ayaa la tilmaamayaa in  ay ka socoto garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ee bartamaha dalka soomaaliya.