Qaraxyo Mataano ayaa lala beegsaday duleedka Garoonka Ciyaaraha ee Besiktas ee magaalladda Istanbul, iyadoo mid ka mid ah qaraxyadaasi ahaa Fal Is-qarxin.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga, Suleymaan Soylu ayaya sheegay in Qarax Koowaad lal beegsdy Bas ay la socdeen Sraakiil Bolis, iyadoo ay ku geeriyoodeen  27-ka qof oo Sarakiil Bolis ah, wuxuuna intasi ku daray in ay 166 kale ku dhaawacanty.
Wasiirka waxa kale oo uu tilmamay in qaraxa Labaad oo ka dhacay Brxdda Maj la rumeysan yahay inuu geystay qof Is-qarxiyey.
Dhinaca kale, Mdaxweyne Erdogan iyo Ra’isul-wasaarihiisa waxay cambaareeyeen Qaraxyadaasi, wuxuuna Madaxweynuhu dadka ku geeriyooday iyo kuw ku dhaawacmay yihiin Shuhadaa”.
©Radio Dalsan