|

DEG DEG :- Madaxii Maaliyadda Al-Shabaab ee Gobolada Dhexe oo lagu dilay Mudug

· Dalsan Editor · February 1, 2017

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug Howlgal gaar ah oo ay ka Fuliyeen waxaa ay ku dileen Madaxii Maaliyadda Al-shabaab ee Gobolada Dhexe oo lagu Magacaabi jiray Carab.

 

Saadaq Cumar Xasan  taliyaha nabadsugida Galmudug oo la hadlay WARBAHINTA ayaa sheegay in Ciidan gaar ah oo ka tirsan NISA ay Sargaalka ku qaarajiyeen Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

 

La soco wixi so kordha

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.