HomeWararDhageyso:-Khilaafka gudoonka Golaha Shacabka oo soo ifbaxay & Mahad Cabdala Cawad oo...

Dhageyso:-Khilaafka gudoonka Golaha Shacabka oo soo ifbaxay & Mahad Cabdala Cawad oo ka hadlay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad oo ka jawaabayey Warqad ka soo baxday gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Cabduweli Muudeey ayaa cadeeyey sababta uu ku diidan yahay Go’aanka Gudoomiye Muudeey. Waxa uu sheegay in Golaha Shacabka uu yahay Hay’ad gudoon leh,isla markaana Go’aan ka gaarista xiliga kulanka uusan laheyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad oo ka jawaabayey Warqad ka soo baxday gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Cabduweli Muudeey ayaa cadeeyey sababta uu ku diidan yahay Go’aanka Gudoomiye Muudeey.

Waxa uu sheegay in Golaha Shacabka uu yahay Hay’ad gudoon leh,isla markaana Go’aan ka gaarista xiliga kulanka uusan laheyn gudoonka balse uu leeyahay gudiga joogtada Golaha Shacabka isla markaana uu dhigayo Xeer hoosaadka u yaalla Baarlamaanka.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in ay waxba kama jiraan tahay warqadii shalay Gelinkii dambe uu soo saaray gudoomiyeku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli muudeey taas oo uu ku iclaamiyey in 31 Maarso la qaban doono kulanka Golaha Shacabka ee codka loogu qaadayo mooshinka ka yaalla gudoomiye Jawaari.

Arrintaan ayaa dhalineysa khilaaf horleh oo soo kala dhexgalay gudoonka Golaha Shacabka,waxana la warsugayaa Maalinta Sabtida ah in kulanka Golaha uu qabsoomo iyo halka lagu qaban doono maadaama gudoomiye Jawaari iyo xildhibaanada taageersan ay diidan yihiin in kulanka Xarunta Golaha Shacabka lagu qabto.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdala.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts