HomeWararDhageyso:-Ciidamada Jubbaland oo kala Eryay dad Banaanbax ka dhigayey Balad Xaawo

Dhageyso:-Ciidamada Jubbaland oo kala Eryay dad Banaanbax ka dhigayey Balad Xaawo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Iyadoo Magaalada Balad Xaawo ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay derbiga ay dowlada Kenya ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhanka balad Xaawo ayaa waxaa arintaas ka carooday qaar ka mid ah shacabka ku nool degmadaas. Dadka ayaa sameeyay  dibadbax ay uga soo horjeedeen darbiga  dowlada Kenya dhismihiisa ay  ka wado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo Magaalada Balad Xaawo ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay derbiga ay dowlada Kenya ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhanka balad Xaawo ayaa waxaa arintaas ka carooday qaar ka mid ah shacabka ku nool degmadaas.

Dadka ayaa sameeyay  dibadbax ay uga soo horjeedeen darbiga  dowlada Kenya dhismihiisa ay  ka wado Magaalada Balad Xaawo,waxana banaanbaxa  u diiday Maamulka degmada Balad Xaawo sida ay sheegeen qaar ka mid ah shacabka oo la hadlayRadio  Dalsan

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Xasan oo ka mid ah Dadka ku nool Balad Xaawo  ayaa  sheegay in Maamulka degmada Balad Xaawo ay u diideen  in shacabka degmadaas ay dibadbax ka dhigaan halkaas isagoo sheegay in maamulka ay shacabka u sheegeen in dowlada Kenya halka ay dhismaha kawado ay iyada leedahay dowladda iyo Maamulka jubnaand  ay u fasaxeen sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale maamulka degmada Balad Xaawo oo aan la xariirnay si aan wax uga weydiino warka sheegaa y in ay shacabka u diideen in ay dibadbax ka dhigaan halka ay dowlada Kenya ka wado dhismaha derbiga ayaana inoo suurtagelin.

Hoos Ka Dhageyso Codka qof ka mid ah Shacabka Balad Xaawo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts