HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Dalxa”Majiraan Xildhibaano dhex dhexaad ka ah mooshinka laga gudbiyey Jawaari”

Dhageyso:-Xildhibaan Dalxa”Majiraan Xildhibaano dhex dhexaad ka ah mooshinka laga gudbiyey Jawaari”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey  gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,mooshinkaas oo la filayo in dhawaan cod loo qaado. Muran ayaa ka taagan halka lagu qabanayo kulanka cod u qaadista mooshinka,iyada oo gudoomiye Jawaari uu diiday in kulanka lagu qabto Golaha Shacabka oo uu sheegay in ay la wareegeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey  gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,mooshinkaas oo la filayo in dhawaan cod loo qaado.

Muran ayaa ka taagan halka lagu qabanayo kulanka cod u qaadista mooshinka,iyada oo gudoomiye Jawaari uu diiday in kulanka lagu qabto Golaha Shacabka oo uu sheegay in ay la wareegeen ciidamo uu geeyey Ra’iisul Wasaare Kheyre.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa socday dadaalo lagu doonayay in xiisada ka dhalatay mooshinka la demiyo oo ay wadeen xildhibaanada qaar iyo madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay gudoomiye Jawaari ayaa shegya in asyan jirin Xildhibaano dhex dhexaad ah oo mooshinka ka madax banaan laakin Xildhibaanadu ay yihiin kuwo mooshinka keenay iyo kuwo kas oo horjeedo.

Waxa uu sheegay in mooshinka la keenay aysan jirin cid bedel ku sameyn karto isla markaana lagala bixi doono maalinta cod u qaadista mooshinka ka yaalla gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts