HomeWararDhageyso:-Puntland oo Gacanta ku dhigtay dad geystay falal amnidarro

Dhageyso:-Puntland oo Gacanta ku dhigtay dad geystay falal amnidarro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska Ciidanka Booliska gobolka Nugaal Maamulka Puntland ayaa manta waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo la xiriira dhanka Amniga kaas oo laga sameeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame(Galangoolli) ayaa sheegay in howlgalka intiisa badan ay ku beegsanayeen dhalinyaro xiliyada Habenkii ah dadka dhici […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska gobolka Nugaal Maamulka Puntland ayaa manta waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo la xiriira dhanka Amniga kaas oo laga sameeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame(Galangoolli) ayaa sheegay in howlgalka intiisa badan ay ku beegsanayeen dhalinyaro xiliyada Habenkii ah dadka dhici jiray,kuwaas oo adeegsan jiray Midiyo ama (Tooreey)

- Advertisement -

Isaga oo Maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Garoowe ayuu sheegay in howlgalladii la sameeyay lagu soo qabtay dhalinyaro lidi ku ahaa amniga Magaalada kuwaas ,, geystay dhibaato ay ka mid tahay kufsi halka kuwo kale ay ku howlanaayeen dhaca Shacabka Magaalada Garoowe.

Ugu dambeyn wax auu sheegay in uu howlgalka sii second oono,isaga oo uga digay dhalinyaarda falalka amnidarro ka wada Magaalada in ay joojiyaan hadii kale tallaabo laga qaadio doono.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts