HomeWararSawirro:-Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta lagu soo dhaweeyey wafdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Socdaalka ee Marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano IOM. Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan maamulka koonfur Galbeed oo ay ka mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka  Amniga Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi Aadan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta lagu soo dhaweeyey wafdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Socdaalka ee Marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano IOM.

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan maamulka koonfur Galbeed oo ay ka mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka  Amniga Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi Aadan, oo uu wehlinayay Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida M/Baydhabo iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Wafdiga ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay kormeer ku tageen Xarumo ku yaalla Baydhabo gaar ahaan kuwo lagu dhaqan celiyo dadka ka soo baxa Al-Shabaab.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Wafdiga kulamo la qaataan Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo goordhow gaaray Magaalada Baydhabo,iyaga oo ka wada hadli doono arrimo dhowr ah oo la xiriira arrimaha socdaalka wafdiga ee Baydhabo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts