HomeWararSawirro:-Gudigii loo xilsaaray khilaafka Golaha Shacabka oo War soo saaray

Sawirro:-Gudigii loo xilsaaray khilaafka Golaha Shacabka oo War soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudigii  Xildhibaanada Aqalka Sare ee loo xilsaaray xal u  raadinta Khilaafka u dhaxeeya gudoomiyaha golaha shacabka iyo xildhibaanada  mooshinka ka wada ayaa waxa ay ka warbixyeen waxa u qabsoomay kadib kulan manta ka dhacay Xarunta Aqalka Sare. Gudiga ayaa waxa uu sheegeen in ay la kulmeen dhinacyada uu khilaafka u dhaxeeya sida gudoomiyaha golaha shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudigii  Xildhibaanada Aqalka Sare ee loo xilsaaray xal u  raadinta Khilaafka u dhaxeeya gudoomiyaha golaha shacabka iyo xildhibaanada  mooshinka ka wada ayaa waxa ay ka warbixyeen waxa u qabsoomay kadib kulan manta ka dhacay Xarunta Aqalka Sare.

Gudiga ayaa waxa uu sheegeen in ay la kulmeen dhinacyada uu khilaafka u dhaxeeya sida gudoomiyaha golaha shacabka iyo goomiye ku xigeenka koowaad Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxwenyne Farmaajo.

- Advertisement -

Maxamuud Maxamed Axmed Mashruuc oo ka mid ah xubnaha gudiga ayaa sheegay in gudoomiyaha golaha shacabka uu ka aqbalay gudiga in uu u hogaansamo Sharci hoosaadka u yaalla golaha Shacabka kana dalbaday gudiga in xaalada amniga ee xarunta golaha shacabka lagu soo celiyo sidii uu ahaa khilaafka ka hor.

Dhanka kale gudiga waxa uu la kulmay gudoomiye ku xigeenka kowaad waxa ayna u soo jeediyeen in uu ka shaqeeyo sidii ilaalada xarunta golaha shacabka loogu soocelin lahaa in uu ka shaqeeyo qabashada gudiga joogtada ah si uu u agaasime habraaca mooshinka yaalla gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Guddigan Maanta warbixinta siiyay Xildhibaanada Aqalka sare oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa la magacaabay 17 Bishaan Maarso,six al looga gaarao khilaafka ka dhashay mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts