HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Zakariye oo shaaciyay sababtii uu uga laabtay mooshinkii Gudoomiye Jawaari

Dhageyso:-Xildhibaan Zakariye oo shaaciyay sababtii uu uga laabtay mooshinkii Gudoomiye Jawaari

Date:

Related stories

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

South West State Election Faces Imminent Delay

Meanwhile, several politicians are vying for the South West State presidency. The race is notably contested between the JPS party led by Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and other candidates seeking the position.

Somalia Sets Sail for a Blue Economy Revolution

In a landmark ceremony yesterday in Mogadishu, President Hassan Sheikh Mohamud announced a strategic national shift to prioritize the country's immense, untapped marine resources, revealing that Somalia’s sea is twice the size of its land and will now form the backbone of economic development.

Baydhabo Janaay: Guddiga Doorashooyinka oo u diyaar-garoobaya wejigii ugu muhiimsanaa ee doorashooyinka.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Baydhabo ka bilaabay qorshihii lagu diyaarinayay shaqaalaha maamuli doona doorashada 'Qof iyo Cod'.

Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka kana mid ahaa Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo bandhigay sababta uu uga laabtay mooshinkaas.

Xildhibaanka oo ka mid ahaa Xubno ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in sababta uu mooshinka uu u saxiixay ay aheyd  in uu ka carooday Go’aano ay mudo laba bil ka hor ah ka soo saareen Shirkii Madaxda maamul goboleedyada kaas oo uu u arkay in ay ku xadgudbeen xuquuqda dastuuriga iyo midda Umadda Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay Xildhibaan Zakariye in sababta uu mooshinka uga laabtay ay aheyd kadib markii Golaha Shacabka ay ansixiyeen xeerkii dalka looga mamnuucay Shiradda DP World uu ogaaday in Xukuumaddu ay weerar iyo culeys ay soo saartay Golaha Shacabka,laakin mooshinku uusan aheyn mid ku socda Jawaari sidaasna uu uga laabtay mooshinkii uu saxiixay.

Hadalka Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud ayaa cadeynaya mad madowgii ku jiray mooshinka Jawaari laga keenay in ay ku lug leedahay Xukuumadda,waxana la sugayaa waxyaabaha ka soo baxa ama ay Go’aan ah ay gaaraan Guddiga 25 xubnood ka kooban oo ay Magacaabeen Xildhibaanada taagersan Gudoomiye Jawaari ee manta ku shiray Villa Hargeysa si ay wadaahdal ula sameeyeen Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Golaha Sahcabka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories