HomeWararXildhibaano ku shiray Xarunta Villa Hargeysa oo Go’aano soo saaray

Xildhibaano ku shiray Xarunta Villa Hargeysa oo Go’aano soo saaray

Date:

Related stories

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

South West State Election Faces Imminent Delay

Meanwhile, several politicians are vying for the South West State presidency. The race is notably contested between the JPS party led by Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and other candidates seeking the position.

Somalia Sets Sail for a Blue Economy Revolution

In a landmark ceremony yesterday in Mogadishu, President Hassan Sheikh Mohamud announced a strategic national shift to prioritize the country's immense, untapped marine resources, revealing that Somalia’s sea is twice the size of its land and will now form the backbone of economic development.

Baydhabo Janaay: Guddiga Doorashooyinka oo u diyaar-garoobaya wejigii ugu muhiimsanaa ee doorashooyinka.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Baydhabo ka bilaabay qorshihii lagu diyaarinayay shaqaalaha maamuli doona doorashada 'Qof iyo Cod'.

Maanta waxaa Xarunta Vilal Haregysa ee Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay tiro Xildhibano ah oo badankooda taageersan Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Kulanka ayaa waxa ay uga hadlayeen sida laga yeelayo mooshinka Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka ay ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,iyada oo mooshinkas uu noqday mid ay ku kala qeybsameen xildhibaanada GolahaShacabka.

Intii uu kulanka socday xildhibaanada qaar iyo xubno ka socday Gudiga joogtada Golaha Shacabka ayaa halkaasi ka hadlay kuwaas oo sheegayay in mooshinkaas uusan aheyn mid ansax ah maadaama tiradii loo baahnaa la waayay.

Mudo ka badan laba saac markii uu kulanka socday ayaa xili uu hadal jeedinayay xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa waxaa bilaawday buuq iyo fowdo taas oo keentay in Go’aan rami ah laga soo saari waayo Kulanka.

Ugu dambeyn Xildhibaanada ay Go’aamiyay in 25 Mudane ay iska soo xulaan kuwaas oo wadahadalo la furaya Garabka kale ee xildhibaanada ah ee sheegaya in uu sharci yahay mooshinka ay ka keeneen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xiisada ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa weli taagan,waxana xildhibaanada qaarkood ay ku eedeynayaan in ay dabada ka riixeyso Xukuumadda Soomaaliya.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories