HomeWararAqalka Sare oo ansixiyay Xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkadda Dp World

Aqalka Sare oo ansixiyay Xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkadda Dp World

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kullankooda maanta waxay ku ansixiyeen Xeerka dhowridda midnimada iyo Gobanimada Soomaaliya oo Shirkadda Dp World ka mamnuucaya dalka. Kullanka ayaa waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi,waxayna Xildhibaanada Aqalka sare ay ku meel mariyeen sharcigii ay usoo gudbiyeen xildhibaanada Golaha shacabka kaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kullankooda maanta waxay ku ansixiyeen Xeerka dhowridda midnimada iyo Gobanimada Soomaaliya oo Shirkadda Dp World ka mamnuucaya dalka.

Kullanka ayaa waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi,waxayna Xildhibaanada Aqalka sare ay ku meel mariyeen sharcigii ay usoo gudbiyeen xildhibaanada Golaha shacabka kaasi oo dhigayay in dalka aysan ka shaqeyn karin shirkadda Dp World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

28-Senetor ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay  Xeerka dhowridda midnimada iyo Gobanimada Soomaaliya oo Shirkadda Dp World ka mamnuucaya dalka, halka 6-Xildhibaan oo Aqalka sare ka tirsan diiday,iyadoo 2-kalena ay ka aamustay.

Xubnaha Aqalka sare oo kulankii ugu horeeyay Kalfadhigooda Sedexaad maalintii talaadada ahayd ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo qeybiyay Xeerkan oo dalka ka mamnuucaya Shirkadda DP World iyagoona soo aqristay.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa horay u soo ansixiyay xeerka Dowrista Gobonimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed,kaasi oo guud ahaan Dalka ka mamnuucaya Shirkadda DP World.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts