HomeWararSawiro:-Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Imaaradka Carabta

Sawiro:-Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Imaaradka Carabta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo  Maalin ka hor gaaray Imaaraadka welina ku sugan dalkaas ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka  dalkaas Zayed bin Khalifa Al Nahyan. Labada masuul ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka Imaaraadka Carabta iyo Maamulka soomaaliland xili ay taagan tahay xiisadii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo  Maalin ka hor gaaray Imaaraadka welina ku sugan dalkaas ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka  dalkaas Zayed bin Khalifa Al Nahyan.

Labada masuul ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka Imaaraadka Carabta iyo Maamulka soomaaliland xili ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay heshiiskii Dekada Berbera.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Barta uu lu leeyahay Twitter-ka waxa uu ku qoray in kulankas looga hadlay arrimo la xiriira Imaaraadka iyo Soomaaliland kaliya.

“Kulankeena waxa uu ahaa mid an uga wada hadalnay wadashaqeynta labadeena iyo sidii loo xoojin lahaa oo ujeedka safarkeena ee imaaraadaka uu ku qotomay,waxana uu ku dhamaaday isf-afgarad ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi”

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa safar deg deg ah waxa uu ku tegay Magaalada Abuu Dubai ee Wadanka Imaaradka Carabta,kadib markii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ansixiyeen Xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts