HomeWararDhageyso:-Yaa masuul ka ah mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka?(Warbixin)

Dhageyso:-Yaa masuul ka ah mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka?(Warbixin)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Weli waxaa taagan mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golsha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari kaas oo dhaliyay khilaaf horleh oo u dhaxeeya Guddoonka Golaha Shacabka. Xalay Muqdisho waxaa si kala gooni gooni ah ugu shiray Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Jawaari iyo gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka kuwaas oo sheegaya in mooshinkii la saxiixay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa taagan mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golsha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari kaas oo dhaliyay khilaaf horleh oo u dhaxeeya Guddoonka Golaha Shacabka.

Xalay Muqdisho waxaa si kala gooni gooni ah ugu shiray Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Jawaari iyo gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka kuwaas oo sheegaya in mooshinkii la saxiixay uu weli atagan yahay,isla markaana Guddiga joogtada Golaha Shacabka aysan burburin Karin.

- Advertisement -

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawaari laga soo abaabulay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Abuukaate waxa uu sheegay in arrintaan ay sabab u tahay Go’aankii Golaha Shacabka ee dalka looga mamnuucay shirkada Dp World e laga leeyahay Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Marka lagas oo tago hadalka Abuukaate ayaanan weli wax xal ah laga agarain mooshinka laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka,waxana warar soo baxaya ay sidoo kale sheegayaan in mooshin kale laga wado Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Maxamuud Abuukaate.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts