HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo War ka soo saaray dagaal ka dhacay Xadka Gobolada...

Dhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo War ka soo saaray dagaal ka dhacay Xadka Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Gudoomiyaha degmada Maxaas ee Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamad Cabdi Cawaale oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Baledweyne ayaa baaq nabadeed  u diray beelo ku wada dagaalamay  xadka labada Gobal ee Hiiraan iyo Galgaduud.. Colaadaas oo ah mid soo laab laabatay ayaa waxaa la sheegay in ay sabab u tahay dhul daaqsin ah oo ay isku heystaan,waxna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Maxaas ee Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamad Cabdi Cawaale oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Baledweyne ayaa baaq nabadeed  u diray beelo ku wada dagaalamay  xadka labada Gobal ee Hiiraan iyo Galgaduud..

Colaadaas oo ah mid soo laab laabatay ayaa waxaa la sheegay in ay sabab u tahay dhul daaqsin ah oo ay isku heystaan,waxna dagaalkaas uu sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

- Advertisement -

Heshiisyo horay lookal dhex dhigay Beelahaas aya dhowr mar burburay taas oo keentay in Maanta Maamulka degmada Maxaas ay baaq kas oo saaraan.

Gudoomiyaha degmada Maxaas ee Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamad Cabdi Cawaale iyo qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ayaa waxa ay soo saaren baaq nabadeed,iyaga oo dalbaday in sideg deg ah loo joojiyo..

Warbixinta Warkan waxaa Baladweyne ka soo diray Wariyaheena Axmed Dirir Nuur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts